WAJAALE NEWS

DAAWO;Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl Oo Ka Hadlay Waxqabadka Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Siyaasada Arimaha Dibada,

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Dayr) ayaa ka hadley sida uu arko waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ee mudada sanadka ah iyo arimola xidhiidha Siyaasadaha arrimaha dibada, Arrimaha Gudaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version