WAJAALE NEWS

Gudiga Qandaraasyadda Qaranka Somaliland Oo Shaaciyay Mashruucyo Kala Duwan

Hargeisa(WJN):-Gudiga Qandaraasyada Somaliland ayaa magalada berbera ku soo bandhigay shan qandaraas oo lag fulinayo gobolada iyo degmooyinka somaliland .


Waxana madashaasi lagu shaacinayay ka soo qayb galay shirkado kala duwan oo danaynaya inay ka qayb qaataan sidii ay ugu tartami lahayeen inay ku guulaystaan

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye Akadir Habbane

Exit mobile version