WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Akaadamiga iyo Nabada Somaliland oo Ka Hadlay Dhex-Dhaxaadintii Mucaaridka iyo Xukuumada

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Akaadamiga iyo Nabada Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa ka hadlay gudiyo iskood isku xil qaamay oo dhex-dhaxaadin ka waday Xisbiyada Somaliland sidii ay iskula afgaran lahaayeen muranka ka taagan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version