MUQDISHO(W,N);-QaarkamidaXildhibaanada Baarlamaanka somaliya ayaa kashifay Lacago Malayiin Dollar ah ooMadaxwayne Farmaajo Uqorsheeyay in Uu Ku Waxyeeleeyo Somaliland Taasi oo uu uadeegsado buburinteeda,
Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in uu farmaajo ku hawlan yahay burburinta maamul goboleedyada somaliya oo qaarkood xiligan uu ka taagan yahay khilaafyo Culusi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;