Hargaysa(W,N) wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliil ayaa shir jaraa,id oo uu ku qabtay magaalada hargaysa waxa uu fariin aan hore looga baran udiray culimada dalka taasi oo xanbaarsan waano iyo dardaaran ku socota culimada imaamyada ka ah masaajidyada dalka
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;