WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Galinta Magaalada Tog Wajaale, Iyo Masuuliyiin Tiro Badan Oo Ka Qaybgalay.

Tog Wajaale(W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland oo ay Weheliyaan Xubno Wasiiro ah iyo madaxda haayadaha ka qayb qaatay biyo galinta wajaale ayaa xadhiga ka jaray biyo galinta magaalo ganacsiyeeda tog wajaale.

Sidoo kale waxaa Munaasibadan kasoo qaybgalay madaxdhaqameedka gobolka iyo Maamulka Wajaale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version