WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Weerar Afka Ku Qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa si qaawan u weeraray Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe isagooo ku eedeeyay in uu yahay cunsuri

Wasiir Saleeban Cali koore ayaa waxaa keentay in uu weerar afka ku qaado faysal cali waraabe kadib markii uu faysal dhaliilay midka mida madax dhaqameedka maamul goboleedka Puthland oo dhulka somaliland uyimid ololaha maamulka Goboleedka Somaliyaee puthland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/bzmMuYhvDuI
Exit mobile version