WAJAALE NEWS

Daawo: Sawirrada Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar

Tog Wajaale (WJN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Tog Wajaale kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Deeganka Soomalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cagjar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada


Exit mobile version