HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi abdi iyo Waftigii uu Hogaaminayay Ee safarka ugu maqnaa Gobolada Bari Ee Somaliland Ayaa maanta usoo guryo noqday caasimada Hargaysa taasi oo lagu qaabilay soo dhawayn balaadhan oo kulmisay shacabka Caasimada. Madaxdhaqanka iyo badi Masuuliyiinta Xuukumada Madaxwayne Biixi.
Soo dhawayntan madaxwayne biixi ayaa waxaa kulamaanaa muuqaalo micno kala duwan bixinayay kuwaasi oo ay kulamaanaayeen in ay soo dhawaynta ka dhex muuqdaa xubno mudo xukuumada mucaaridku ahaa iyo sidoo kale madax badan oo madaxwaynaha ay iswaayeen intii uu xilka la Wareegay.
HALKAN KA DAAWO QAARKAMIDA MUUQAALADII UGU XIISAHA BADNAA EE KULAMANAA SOO DHAWAYNTII MADAXWAYNE BIIXI.
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM