WAJAALE NEWS

Daawo: Kulankii Dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida

Tog Wajaale (WJN)- Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta kulan balaadha ku yeeshay Magaalada Tog Wajaale ee Xadka labada dal.

Kulan oo ka qabsoomay guriga martida ee magaalada Wajaale ee dhinaca Somaliland, ayaa waxa ka warbixiyay Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland iyo Wasiirka warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version