WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Shaaciyay In Ay Mudo Kordhin Usamaynayaan Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida somalilad saleebaan maxamuud aadan ayaa shaaciyay in ay mudo kordhin usamaynayaan golayaasha wakiilada iyo deegaanka oo lafilayo in uu dib udhac ku yimaado wakhtigii la dooran lahaa.

Sidoo kale Gudoomiye saleebaan aya dib udhaca ku yimid doorshada ku eedeeyay in ay masuul ka yihiin xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vAA1YG9X8v8
Exit mobile version