WAJAALE NEWS

Carwadii 8aad Ee Ganacsiga Somaliland oo La Soo Gabagabeeyay

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Carwadii 8aad ee ganacsiga Somaliland oo socotay mudo todoba cisho ah.

Xidhitaanka Carwadan ayaa waxa ka soo qayb galay  Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland, Masuuliyiinta rugta Ganacsiga, Ganacsatada waa wayn ee dalka iyo marti sharaf kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version