WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Buuhoodle oo Xoolo U Kala Wareejiyay Beelo Hore U Dagalaamay

Qorulugud (WJN)- Badhasaabka gobolka Buuhoodle Mustafe Xaaji Cabdi Muuse ayaa maanta magaalada Qorulugud kiis ma goo xoolo ah ugu kala wareejiyay laba beelood oo wada dega magaalada Buuhoodle oo hore u dagaalamay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version