Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa jawaab adag ka bixiyay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey oo ku aadanaa in Xukuumada Somaliland ay jidh dil u gaysatay Maxaabiis reer Puntland ah oo ay ku soo qabatay dagaalkii Tukaraq.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka