WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Golaha Wakiilada Uga Warbixiyay Qalabka Ay Xukuumadu Dalka Keentay

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyda Somaliland Cabdilwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo maanta hor tagay mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa warbixin ka siiyay qalab ay wasaaradiisu dalka keentay lagula xisaabtamayo islamarkaana lagu kaantaroolayo Shirkadaha Isgaadhsiinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version