WAJAALE NEWS

Xukuumada Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Lagu Eedeeyay In Aanay Waxba Ka Qaban Xasuuqii Ka Dhacay Jaamac Dubad

Hargeysa (WJN)- Ibraahim Saleebaan Xasan oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda deeganada Gaashaamo iyo Jaamac Dubad ayaa waxa uu ka warbixiyay baahida nololeed ee deegaanadaasi ka jirta.

Dhinaca kale Ibraahim Saleebaan ayaa waxa uu sheegay in Xukuumda cusub ee dowlad deegaanka Soomaalidu aanay waxba ka qaban xasuuqyadii ka dhacay deegaanka Jaamac Dubad ee ay gaysatay Xukuumada Cabdi Iley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

Exit mobile version