WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley oo Yeeshay Kal-fadhigii 16aad

Gabiley (WJN)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa maanta yeeshay kal-fadhigii 16aad oo lagaga doodayay master balayn loo samayn doono magaalada Gabiley iyo ansixinta odorooska miisaniyada 2019.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version