WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Gaadiidka

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in dekada Berbera laga soo dejiyo baabuurta dhinaca bidix ku leh albaabka.

Dhinaca kale wareegtada Wasiirka Gaadiidka ayaa lagu joojiyey in aanay dalka soo gali karin baabuurta aan haysanin warqada dal ku galka ama sumada baabuurta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version