Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire oo ay wehelinayaan masuuliyiin ka tirsan wasaaradaasi ayaa maanta dalka ku soo dhaweeyay wafti balaadhan oo ka socda wadanka Norway.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka