WAJAALE NEWS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Huteeladda

Hargeysa (WJN)- Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland ayaa amaro culuss ku soo rogtay huteeladda dalka, Waxaana amarkaasi ku dhawaaqay Wasiir ku-xigeenka arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye.

Dhinaca kale Waxaanu wasiir ku-xigeenku sheegay in aan lagu caweyn karin Huteeladda waa weyn ee lagu caweeyo wixii ka dambeeya 11:00 habbeennimo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version