WAJAALE NEWS

Waftigii Wasiirka Cadaalada Somaliland Hogaaminayay oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Dalka Jabuuti

Djibouti (WJN)- Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa ay kulamo gooni gooni ah la qaateen masuuliyiin ka tirsan dalka Jabuuti iyo Saraakiisha ciidanka dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version