WAJAALE NEWS

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisii Jig Jiga

Gabiley (WJN)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa magaalada Jig Jiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu kaga qayb heshiiska dhex-dhexaadinta labadii beelood dirirtu ku dhexmaratay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

Dhinaca kale Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadley socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku marayo gobolada bariga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/XTPiybU7MO4

Exit mobile version