WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamed Xaaji oo Soo Bandhigay Cida Ku Haboon Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Cumar Xaaji ka mid ah masuuliyiinta xisbiga Kulmiye Islamarkaana ah aqoonyahan ka faalooda Siyaasada geeska afrika ayaa ka hadley xilka qaadistii uu Madaxweyne Muuse Biixi ku sameeyay golahiisa wasiirada, Isagoona tilmaamay cida ku haboon wasiirka arrimaha dibada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version