WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Wasaarada Ganacsiga iyo Shirkadaha Beeyada oo Kulan Yeeshay

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Wasaarada Ganacssiga iyo Dalxiiska Somaliland ayaa maanta waxa ay kulan balaadhan la yeesheen qaar ka mid ah masuuliyiinta shirkadaha ka ganacsada Xabkaha iyo beeyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version