Lawyocado (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” iyo xubno Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta kormeereen halka uu marayo dhismaha jidka isku xidha Magaalooyinka Boorama iyo Lawyocado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/GRJwduQE5Wc