WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanadii Ay Colaaduhu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool

Laascaanood (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu maanta deeq raashin ah soo gaadhsiiyay deegaanadii ay colaaduhu ka dhaceen ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8nYlwc-6VZk

Exit mobile version