WAJAALE NEWS

Hambalyo Dhalasha Wacan Sakhiya Maxamed Ibrahim Mustafe Maxamuud Hassan Oo Gabadhi Ugu Dhalatay Magalda Hargeisa

hambalyo-dhalashowaxay ay hambalyo iyo bogaadeen aan la soo koobi karayn u diraysa Marwo Hamda Hassan Shugri oo ah tafatiraha guud ama (Chef Editor) ka ee shabakada wararka ee wajaalenews.net  iyada oo ku hadlaysa afka shabakada wajaalenews.net iyo ka ardayda wax ka barata jamacada Adna Adan university ee magalada hargeisa waxana ay hambalyadan u diraysaa Sakhiya Maxamed Ibrahim Iyo Saygeeda Mustafe Maxamuud Hassan oo gabadhi ugu talatay  magalada hargaysa waxan hambalyadan diraya dhamaan ardayda ay isku galaaska yihii sakhiya maxamed Ibrahim  oo kala ah, Xafsa Ahmed Mohamed,Hamda Abdisamd Ahmed, Hamda Ibarahim Omer, Hamda Kayd Mohamed, Hana Mohamed Mouse, Hanan Ahmed Mohamed, Hibo Ismail Adan, Hinda Adan Mohumed, Hinda Ibrahim Abdi,Hodan Husein Mohamed, Hodo Abdi sheikh Hassan, Hodo Abdirashid Ibrahim Hodo Idiris Adan,Hodo Nasir Abdi,Iido Yusuf Ali,Juweria Sheikh Mohamed Abdilahi, Khadan Mohamoud Abdi, Khadija Abdi Mouse, Layla Osman Tubeec, Lul Abdi Hassan, Malyuun Said Jama, Maryan omer Abdi, Muna God Muse, Nafisa Mohamed Abdi, Nasrin  Mohamed Abdi, Nimco Husein Ahmed, Nimco Kowsaar Qasim, Nimco Mohamed Osman Nimco Mohamed Ibrahim, Nimco Mohamed Jama, Nimco Mohamoud Abdikariim, Nura Abdilahi Garad, Nura Mohamoud Jama, Qadan Jama Aided, Raqia H,Muse Elmi, Roda Adan Abdilahi, Sacdia Mohamed Abdilahi, Sado Husein Abdilahi, Safia Osman Abdirahman, Samira Mohamed Esse, Anisa Abdi Elmi, Asia Ahmed Hassan, Asma Abiib Abdi, Asma Ahmed Abdi, Asma Ahmed Adan, Asma Ahmed Jama, Asma Ismail Ali, Ayaan Mohamed Ibrahim, Ayaan Mustafe Ismail, Bedra Jibril Moahamed, Faisa Abdiraham Hussein, Fathia Abdilahi Hussein, Fathia Adan Osman, Fathia Ibrahim Yusuf, Fatima Mohamed Jama, Gudon Mohamed Yusuf,dhamaan dadkaasi oo ay isku galaas yihiin waxa ay wiilkaasi yare e u dhashay sakhiya maxamed Ibrahim Mustafe Maxamuud Hassan ay ugu ducaynayaan in uu noqodo kii dalkiisa iyo diintiisaba anfaca , aamiin aamiin

 

Wajaalenews,net

Hargeisa Office

Wariye Hamda Hassan

Exit mobile version