WAJAALE NEWS

Dirawalada Gaadiidka Itoobiya Ee Rarka Ka Qada Dekeda oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Hay’adda WFP

Berbera (WJN)- Dirawaliinta gaadiidka waawayn ee Itoobiya ee dekeda magaalada Berbera ka qaada raashinka Hay”adda WFP ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Hay”addaasi, Iyagoo fariin adag u diray xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rrtykajFqNo

Exit mobile version