Hargeysa (WJN)- Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid BK ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laysla dhexmarayay oo ku aadan in Xukuumadu ka maal gelisay wacyi gelisay ololaha qabyaalad diidka ee uu ka wado gobolada dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka