WAJAALE NEWS

Dowllada Hoose ee Degmada Gabiley oo Biloowday Dhismaha Wado Cusub oo Laga Hir Gelinayo Magaalada Arabsiyo

Arabsiyo (WJN)- Maamulka dowlada hoose ee degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u bilaabeen dhismaha wado laami ah oo casriya oo 1KM ah oo dhexmaraysa gudaha Magaalada Arabsiyo.

Ugu horayn Waxa dhismaha jidkan cusub ka warbixiyay Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3UD_DYV4snE

Exit mobile version