WAJAALE NEWS

“Dhumay Waxa Maanta Isugu Imanaya Inta Af-soomaali ku Hadasha Oo Dhan, Waxaanay Marti u Yihiin Dawladda Somaliland” Madaxweyne Muuse Biixi.

“Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. Waxa sidaasi yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi mar uu ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MADAXWAYNAHA;

Exit mobile version