BERBERA(W,N) Xukuumada Somaliland oo ay Gadhwadeen ka yihii wasiirada Diinta & awqaafta iyo gaashaandhiga iyo xubno xildhibaano ah yaa deeq balaadhan gaadhsiiyay dadka carabta iyo hindida ah ee k nool magaalada berbera taasi oo ay Somaliland soo gaadhsiiyeen haayado kala duwan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;