GABILEY(W,N) Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo kamida golaha deegaanka Gabiley ayaa maayarka Gabiley ku Eedeeyay In uu musuq maasuqay Miisaniyadii 2018 taasi oo Aanu golaha hor keenin Xisaab Xidhkeenka,
Sidoo kale Xildhibaan Maxamed ayaa sharci daro ku tilmaamay miisaaniyad Cusub ee goluhu Ansixiyeen islamarkana aan Kalfadhigii Golaha aan lasoo hor Dhigin Miisaaniyada ay meel Mariyeen,
Dhanka kale Xildhibaanka ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto lunsiga hantida ee uu u kacay maayarka gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;
https://youtu.be/UkfFRbL5tgY