Jabuuti(W,N) wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka jabuuti ayaa ka warbixiyay kulan uu la yeeshay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo Masuuliyiin kale oo kamida madaxda dalkaasi.
Sidoo kale wasiir sacad ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ay ka wada hadleen madaxda dalka jabuuti,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;