WAJAALE NEWS

Daawo Taliska Ciidanka Police Somaliland Oo Soo Bandhigay Falalkii Dambiyada Ahaa Ee Sanadkan Dhacay

Hargaysa(WJN):Xaflada aas aaska ciidanka police jamuuriyadda somaliland oo maanta ku beegnayd ayaa waxa ay soo badhigeen kiisaska dambiyada ee dhacay sanadkan waxana ay is barbar dhig ku sameeyeen sanadkii tagay dhacdooyinkii iyo falalkii dambiyada ee dalka ka dhacay

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

Exit mobile version