WAJAALE NEWS

DAAWO; Qaarkamida Culimada Ku Shaqaysta Daawaynta Dadka Oo Khilaaf Culusi Ka Dhex Qarxay Iyo Eedaymo Ay Hawada Isku Mariyeen,

Hargaysa(W,N) Qaarkamida Culimada ku shaqaynta Arimaha dabiibka dadka oo khilaaf culusi ka dhex istaadhmay iyadoo sheekh rusheeye uu  sheegay in magaciisa uu ku shaqaysano sheekha kale oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ceergaabo.

Halka sheekha cabdiraxmaan ceergaabo uu  eedahaasi loo jeediyay uu iska fogeeyay  jawaabna bixiyay isagoo shaaciyay in aanay jirin arintaasi soona bandhigay codadka   sheekhani kale baahiyay.

Halkan Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/PmsnNrrPbvI

Exit mobile version