WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Halka Ay Marayso Dhismaha Wadadda Ceergaabo.

Ceergaabo(W,N) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayay oo ku sugan gobolka sanaag gaar ahaan magaalada ceel afwayn ayaa kormeer indho indhayna kusoo maray halka uu marayo dhismaha magaalada ceergaabo.

Dhanka kale Wasiirka Wasaarada Gaadiid&jidadka iyo Mareeyaha Haayada Wadooyinka ayaa iyagu dhankooda warbixin kasii madaxwaynaha dhismaha wadadan iyo cadadka  dayn had dhaafa oo lagu leeyahay wadada.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version