Ceel-Afwayn(W.N) madaxwaynaha somaliland Muuse biixi cabdi iyo waftigii uu Hogaaminayay ayaa kusoo laabtay magaalada ceel afwayne ee gobolka sanaag taasi oo ay ka dhax dhigeen xarun cusub oo ay yeelan doonto wsaarada xanaanada xoolaha waxaana halkaasi ugu horay ka hadlay wasiirka xanaanada xoolaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;