WAJAALE NEWS

DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe.

Hargaysa(W,N)-safiirka Dalka Jabuuti ufadhiya somaliland Ambasador Xuseen kawaaliye ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhaygdoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe.

Sidoo kale safiirka dalka jabuuti  ujooga somaliland ayaa faysal cali waraabe ku tilmaamay in uu ku waashay madaxwaynaha jabuuti aflagadadiisa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;  

Exit mobile version