WAJAALE NEWS

DAAWO; Culimada Magaalada Borama Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaataan Dib Udhiska Masaajidka Magaalada.

Borama(W,N) Qaarkamida Culimo Aw diinta magaalada borama ayaa bulshada muslimiinta ah iyo inta ku hadasha afka somaliga ugu baaqay in ka qayb qaataan dib udhiska lagu samaynayo masaajidka qadiimiga ee badhtamaha magaalada borama ee harawo.

 

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version