Laascaanood (WJN)- Waxaana magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool maanta lagu soo dhaweeyay boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Dhinaca kale waxaa boqorka meel 10 km u jirta degaanka Tukaraq kusoo dhoweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirka arrimaha Gudaha, Wasiirka wasaarad Biyaha Saleebaan Cali Koore, Maamulka gobolka Sool, Guddoomiye ku- xigeenka Hay’adda Ka Hortaga Afooyinka iyo Kaydka Raashinka iyo Garaadka guud ee gobolka Sool Garaad Jaamac garaad Ismaaciil.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka