Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka gudida nabadaynta Ceel-afweyn Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure “Ismaaciil Dheeg” ayaa wwaxa uu si adag uga Hadley dil habeenkii xalay ka dhacay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, Isagoona baaq u diray beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka