Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolagyada Somaliland Prof, Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro kaas oo ahaa in xukuumadu dalka keentay qalab fududaynaya dhagaysiga xogta dadweynaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaaalka