WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadley Maayarka Cusub ee Dhawaan Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay gudida difaaca ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu ka Hadley maayarka cusb ee dhawaan lagaga dhawaaqay mid ka mid ah degmooyinka magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rNS6Oi3vCaY

Exit mobile version