WAJAALE NEWS

Wasaarada Gaadiidka Somalilad oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Gaadiidka VITS-ta

Hargeysa (WJN)- Wasaarada horumarinta Gaadiidka Somalilad ayaa waxa ay amaro culus ku soo rogtay gaadiidka loo yaqaano VITS-ta.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka gaadiidka Cabdilaahi Abakor ayaa waxa lagu sheegay in gaadiidka loo yaqaan VITS-ta aanay u bixi Karin gobolada dalka, Iyadoo Wasaaradu sheegtay in inta badan aanay lahayn xirfada wadada Gaadiidka, Waxaanay sheegtay cidii u hogaansami wayda in ay mudanayso ciqaab.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

 

Exit mobile version