WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal oo Fariin U Diray Wax-garadka iyo Salaadiinta Somaliland

Hargeysa (WJN) – Suldaaanka guud ee beelaha Suubeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye ayaa waxa uu ka Hadley colaada labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool, Isagoona Salaadiinta iyo Waxgaradka Somaliland ugu baaqay inay si deg deg ah uga qayb qaataan nabada labada beelood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version