Laascaanood (WJN)- Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Sidoo kale Siyaasi Baashe Cali Jaamac ayaa waxa uu ka hadley xaalada deegaanka Tukaraq, Dagaalkii labada beelood ee Walaalaha ah ku dhexmaray Koonfurta gobolka Sool, Isagoo ka dayriyay xaalada amni ee magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/OONvTKND5is