Hargeysa (WJN)- Shir balaadhan oo lagaga hadlayay arrimaha nabad geliyada ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga.
Kulankan oo u shir gudoominayay Madaxweynaha Dowlad deegaanka ayaa lagaga arrinsaday islamarkaana lagu lafaguryay sidii loo sii xoojin lahaa nabad geliyada deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Kt4pxNVMzss