WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashaariico Laga Fulinayo Deegaano Ka Mida Gobolka Gabiley

Gabiley (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan Wasiirada wasaaradaha Beeraha iyo Isgaadhsiinta ayaa waxa uu deegaano ka mid ah gobolka Gabiley ka dhagax dhigay maashaariico kala duwan oo loogu tala galay in lagaga hortago nabaad guurka islamarkaana lagu daryeelayo ciida iyo biyaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version