Hargeysa (WJN)- Cabdirisaaq Xasan Rakuub oo ka mid ah maamulka sar sare ee shirkada daabacaada ee Asal Jet ayaa waxa uu ka hadlay buugii ay shirkadoodu daabacday ee uu qoray Hogaamiye Xirsi oo la sheegay in uu shirkada si khaldan uga baxay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka